Weekly Crypto Market Update (July 28 – August 4, 2025)

Weekly Crypto Market Update (July 28 – August 4, 2025)

Asalaamu Caleykum dhammaan akhristayaal qiimo badan leh!
Usbuucan suuqa crypto wuxuu wajahayaa fursado iyo halis isku dhafan, iyadoo isha si gaar ah loogu hayo xogaha muhiimka ah ee ka baxaya Mareykanka (USD). Aynu eegno wararka, falanqaynta suuqa, iyo waxa ay tani ka dhigan tahay!
📊 Xaaladda Guud ee Suuqa
Bitcoin (BTC) manta oo oo isniin ah waxay maraysaa Qiimaha $119,401. waxay umuuqata markle iany isku dayay so inay all time high 2isbuuc ka hor jabiso.
Ethereum (ETH) manta qiimaha Halkii ETH wuxu marayaa $3,880. isbuucyadi laso dhaafay Koror fiican ayey muujisay.
XRP. qiima ahan manta wuxuu marayaa $3.26 isbuuci laso dhaafay koro ayuu muujiyayy.
Market Sentiment: fear & greed ka wuxu marayaa 67 Waxaa muuqata inuu jiro damac badan oo dhanka malgashada yaasha ah.

🔥 Major News: USD-Dominated Week!
Waa usbuuc ay USD si weyn u saameyn doonto suuqyada!
Xogaha la filayo ee la shaacin doono waxaa ka mid ah:

Wednesday, July 30

🧾 ADP Non-Farm Employment Change

📉 Advance GDP q/q (forecast: 2.4%)

💸 Federal Funds Rate (4.50%) + FOMC Statement & Press Conference

Thursday, July 31

📊 Core PCE (forecast: 0.3%) – Tani waa inflation measure uu FED si gaar ah u fiiriyo

💼 Employment Cost Index & Unemployment Claims

Friday, August 1

💰 Average Hourly Earnings

📉 Non-Farm Employment Change (NFP)

🧮 Unemployment Rate (forecast: 4.2%)

🏭 ISM Manufacturing PMI

📉 Sidee ayey tani u saameyn kartaa Crypto?
Markasta oo warar culus laga sugo USD:

Volatility sare ayaa ka dhici karta BTC, ETH iyo Altcoins kale.
Haddii xogaha dhaqaalaha ka liitaan filashada, waxaa dhici karta in FED uu fududeeyo siyaasadda lacagta, taasoo keeni karta koror ku yimaada crypto.
Haddii xogaha xoog badan yihiin, waxaa laga yaabaa in suuqyadu hoos u dhacaan cabsi laga qabo koror danaha (Interest Rates).

Usbuucan wuxuu noqon doonaa mid go’aamiya jihada crypto ee bisha August. Waxaa lagama maarmaan ah:

Inaad sugto xogaha muhiimka ah
Inaad isticmaasho risk management
Inaad ilaaliso psychological levels iyo liquidity zones

Haddii aad rabto warbixinyo noocan ah maalin kasta ama todobaadle isha ku hey website keena http://Somdemyy.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *