No Image Available

WAXAAN AHAY ADDOONKAAGA

 Author: Muxammad Cabdi Faarax  Tags: WAXAAN AHAY ADDOONKAAGA | More Details  Download
 Description:

Magaca Alle ayaan ku billaabay iyo maamusidda
Raxmaanka naxariista guud naxariista iyo dhimriyaha
naxariista gaara naxariista.
Alle ha amaanno Sayyidkeenna Muxammad, ehelkiisa iyo
asxaabtiisa, oo ha barakeeyo.
Mahad oo idil waxa ay u sugnaatay Ilaaha kaliga ah,
Qaadirka ah oo wax walba ka adag, deeqsiga ah oo
dambiyada dhaafa, Qaddarka qorsheeya, Habeenka iyo
Maalinta isdul roga, si ay cibro ugu noqoto dadka
qalbiyada leh iyo kuwa aragga wanaagsan…
Alle ayaan uga mahadinayaa mahad aan la soo koobi karin
dhammaan nimcooyinkiisa, Waxaana weydiisanayaa in uu
ii siyaadiyo fadligiisa iyo deeqdiisa…
Waxaan qiraya Ilaah xaq lagu caabudo inaanu jirin Alle
mooyee, si dhab ahna waxaan u yaqiinsanahay
kalinimadiisa iyo in ay qasab tahay khalqiga oo idil in ay u
hoggaan samaan rabitaankiisa.

TARJUME
MUXAMMAD CABDI FAARAX


 Back