No Image Available

WAXAAD TAHAY SAXAABIYAD

 Tags: WAXAAD TAHAY SAXAABIYAD | More Details
 Description:

Waxa aad u baratay in aad naftaada ku aragto indhahaaga,
bal kaalay aan naftaada kugu tuso indhaheyga’ee.!!
Abuurkii hooyadeen Xaawa Allaah “swt” markii uu
abuuray Aabaheen Aadam ee uu dajiyay jannadiisa ayaa
Nabi Aadam “Cs” waxa uu jannada dhaxdeeda ku
dareemay cidlo, markaasna Allaah “swt” ayaa qeyb
feedha Nabi Aadam kamid ah oo qalbigiisana aad ugu
dhaweyd waxa uu uga abuuray hooyo Xaawo si ay
jannada ugu wehliso.!


 Back