
Waanku salamay saaxib pdf
Author: Ad'ham Sharqaawi Tags: somali books | somali free books | More Details
Description:
Waayaha ayaa midkeenba meel ka tuuray oo ina
kala fogeeyay.
Waan u hammuun qabaa in aan nuugo neef hore
sanbabadaada u soo mushaaxday, oo aan carfisto neecaw
hore jidhkaaga u soo jiidhay oo uduggaagii sidda, illeen
dadka isjeceli urinta ayay niyadda ku dhistaan oo horeba
waa kii uu Yacquub u lahaa: “waxa sankayga soo
gaadhaysa caraftii Yuusuf’e!
Back