
MAGAALADA JACAYLKA EE KA CAAGAN WAXGARADKA
Author: BASHIIR XARIIR BARUUD Tags: magaaladi jacelka | magaaladi jacelka ee ka caaganeed waxgaradka | More Details
Description:
Qofna ma fahmi karo sadaradan buuggan,
illAa kuwa mar dareemay murugada iyo xanuunka kala tagga.
Haddii aadan ka mid ahayn dadkaas,
buuggan adiga laguma tala galin.
Iskaga soo celi si degan meshiisa,
kana bax meesha adiga oo aamusan.
Back