No Image Available

MAGAALADA JACAYLKA EE KA CAAGAN WAXGARADKA

 Author: BASHIIR XARIIR BARUUD  Tags: magaaladi jacelkamagaaladi jacelka ee ka caaganeed waxgaradka | More Details  Download
 Description:

Qofna ma fahmi karo sadaradan buuggan,
illAa kuwa mar dareemay murugada iyo xanuunka kala tagga.
Haddii aadan ka mid ahayn dadkaas,
buuggan adiga laguma tala galin.
Iskaga soo celi si degan meshiisa,
kana bax meesha adiga oo aamusan.


 Back